Posts

Showing posts from July, 2017

Furayaasha Farxadda

Image
W axa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si ay u noqoto mid ku reebta xusuus qurux badan noloshiisa inta ka dhiman. halkaas oo uu kaga tagayo muragada iyo meehanawga uu la kulmo marmarka ay is yeelan waayaan wuxuu doonayey iyo wuxuu ka helay aduunkan. Farxadda sideedaba tukaan laguma Iibiyo, qofna lagama xado, meel ala meel lagu tilmaamo ood kasoo helaysaana majirto, laakiin waxey ku xidhantahey adiga! Haa adigey kugu xidhantahey iyo hadba sidaad u wajahdo duruufaha nolosha ee kala duwan, habla dhaqanka  aad la dhex joogtid umadda iyo jawaab celinta aad ka sameyso caqabadaha is daba jooga ah ee hadh iyo habeen kaa hor imanaya. Haddaba qormadan waxaynu ku eegaynaa dhawr qoddob oo hadaad laasintid kaa caawinaya inaad farxad iyo qalbi deganaan ku joogtid wakhtigaaga badi. Cabsida iyo Cibaadada Alle:  waa furaha farxada iyo liibaanta iftiin iyo aakhiraba, haddii aad noqoto qo

Wedding Dresses

Image